Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Kismaayo ayaa shacabka kunool gudaha magaalada Kismaayo la wadaagay fariin Wacyi galin oo ku aadan sameynta xoogan ee roobabka la filayo iney ka da`aan dalka maadaama xilli roobaadka Gu`ga uu qeybo badan oo dalka ah uu ka curtay.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.