Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa sanadihi laso dhafay Samey neysay hormara balaran oo dhanka bilicda ah iyadoona Magaalada tan iyo Burburki kadib marki ugu horeysay laga hirgiliyay Laamiya Cusub kuwaas oo Kalin kaqatay hormarada dhanka ganacsiga iskusocodka Bulshada iyo bilicda.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.
Audio Player