Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka degmada Kismaayo ayaa bilaabay Master Plan‑ka Guud Magaalada, Master Plan‑ka Guud ee magaalada Kismaayo waa qorshe istiraatiiji ah oo loogu talagalay in lagu hago horumarinta magaalo, qaabeynta isticmaalka dhulka, adeegyada bulshada, kaabayaasha iyo kobcinta deegaanka iyo nolosha dadka magaalada ku nool.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.