Maamulka degmada kismaayo oo bilaabay dib furista Wadooyin xirnaa

0
5

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa magaalada mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed oo ay weheliyaan Gudoomiyaasha xaafadaha degmada, injineerada Dowladda hoose, iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Booliiska ayaa maanta cabiray wadada Ceelminishiibiyo ay Dowladda hoose hadda baneeneyso.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here