Maamulka Degmada Kismaayo oo Awaamiir ka soo saaray Xoolaha magaalada lagu soo fasaxo

0
258

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bartamaha Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku dhax arkaysaa Xoolo dhax socda magaalada

 Isku socodka gadiida iyo bulshada ayaa saameyn weyn ku yeeshaas xoolaha nool  suuqyada khudaarta lagu iibiya ay dhibaato badan ku hayaa xoolaha  Naadaafada degmada ayaa sidoo kale saameyn badan ku rabaan xoolahu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here