Maamulka Degmada Kismaayo ka hadlay Saameyntii ka dhalatay Roob ka da’ay magaalada Kismaayo

0
444

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Maamulka degmada Kismaayo ayaa bilaabay qorshe biyaha looga nadiifinayo magaalada,islamarkaasna lagu caawinayo dadka ay waxyeeladu ka soo gaadhay.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here