Maamulka degmada Jowhar oo ka warbixiyay wadooyin laga hirgelin doono Jowhar

0
62
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar kamid ah wadooyinka mara xaafadaha magalada jowhar ee caasimada dowlad goboleedka hirshaable dhawaan waxaa laga hirgalin doona dhismaha lix wado oo muhiim u ah gaadiidka iyo bulshada magaalada Jowhar, kuwaasi oo laami la saaridoono sida uu sheegay gudoomiyaha degmada jowhar cusmaan Maxamad Muqtaar Baareey.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here