Maamulka Degmada Jowhar oo ka hortagay fatahaad uu sameeyay Wabiga Shabeelle

0
5

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wabiga Shabelle ee mar tuulad Baarey oo hoostagta Magaalada jowhar ayaa ku fatahay tuladasi taasi oo sababtay khasaare baaxad leh oo gaaray Gabi ahaanba dalagyadii u beeranaa sanadkan dadka beerleyda ah.

Maamulka Degmada Jowhar iyo dadka deegaankaas oo dadaalo iskaashi ah sameeyay ayaa ku Guuleystay inay Xeraan Fatahaad uu wabiga ka sameeyaya Tuulada Baarey.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here