Maamulka Degmada heliwaa oo olale Nadafadeed ka sameyay wadoyinka waweene Degmadaas

0
43

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ol’olaha bilic soo celinta ee horay u ugu dhawaqay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale ayaa inta badan kasocda oo laga bilabay degmoyinka Gobolka Banaadir waxan hadan degmada Heliwaa ka bilowday Howlo bilic soo celin ah oo loga jawabaya hadalki gudomeye madaale kuwaas oo laga sameeyay wadooyinka waaween ee degmada sida ex kontorool balcad suuqa xoolaha iyo sido kale goowaha muhimka ah ee kuyala degmadaas.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here