Maamulka degmada Dhoobley oo booqday Xeryaha Barakacayaasha.

0
100

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka degmada Dhoobley iyo masuuliyn ka socotay Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa booqday xeryaha barakacayaasha dagmada dhoobley kuwaas oo ay si wayn u saameeyeen roobabkii ka da’ay dagmadaasi.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here