Maamulka Degmada Buur-dhuubo oo ka hadlay Saamaynta Fatahaadduhu ay ku yeelatay Degmadaasi

0
137

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Gobalka Gedo ay ku sii fidayso fatahaada Elnino ayaa waxaa xalad khadar ah laga soo sheegayaa jiinka uu ku xeeranayahay Wabiga Jubba Baardheere, Buur-dhuubo, Luuq.

Maamulka Degmada Buurdhuubo oo ka shanaya dhalinyarada Degmada ayaa gurmad u fidiyay dadkii ay barakiciyeen biyaha waxaa ayna u soo badbaadiyeen wixii ay cuni lahaayeen.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here