Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Baydhabo ayaa Maxamed Maxamuud Axmed oo kamid ah dadka danyarta ah ee ku nool Baydhabo islamarkaana araga naafo ka ah u dhisay guri kadib markii roobkii daadadka watay uu baabi’yey hoygii uu ku noolaa.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.