Maamulka Degmada Baydhabo oo bilaabaya Wajiga Labaad dhismaha Wadooyinka

0
136

Kismaayo(Idaacdda Waamo)-Qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Baydhabo oo mudooyinkii uga dambeeyey lagu wadey dhismooyin ayaa waxay noqdeen kuwo soo saara bilicda magaalada muhiimna u ahaa isku socodka bulshada qeybaheeda kala duwan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here