Maamulka Degmada Baydhabo oo awaamiir ka soo saarey Hanaanka Canshuur qaadista

0
114

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiye ku xigeenka Mamulka iyo Maaliyada Degmada Baydhabo  ee Xarunta Gobolka Bay Mucaaweye Ibraahim ayaa Shir jaraa’id  oo uu ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada  Baydhabo  waxa uu kaga hadlay qaabka loo aruuriyo Dhaqaalaha ka soo Xaroodo Xaruumaha Ganacsiga ee Baydhabo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here