Maamulka Degmada Bardaale oo ku baaqay Caawinta dadka Barakacayaasha ah

0
142

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Bardaale ee Gobalka Baay waxaa ku nool Barakacyaal siyaabo kala duwan uga soo barakacay Tuulooyinkii ay Deganaayeen, Waxayna isugu jiraan dad Beeraley ah iyo Xoola dhaqato.

Abaarihii  is xig xigay ee dalka ku dhubtay  ayaa sababay in dadka beeralayda ah  aysan dalagyo uga bixin beerahooda waxeyna Nolol u raadsadeen magaalada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here