Maamulka Degmada Baraawe oo Bulshada kala hadlay Amaanka iyo horumarinta degmadaasi

0
114

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-kulankaan oo uu soo qabanqaabiyay maamulka Degmada Baraawe ayaa looga hadlayay sidii bulushada degmada ugu qeyb qadan lahayeen Amniga Iyo horumarka guud ee degmadaas la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada.

Gudoomiyaha degmada Baraawe mudane Libaan Abdukar Cusmaan ayaa ugu baaqay bulshada in ay si dhow u la shaqeyaan laamaha amaanka gaar ahaan Ciidamada Booliska.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here