Maamulka Degmada Baladweyne oo ku baaqay in loo istaago wax ka qabashada sameyntii ka dhalatay fatahaadda

0
62

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa sameyn ku yeshay fatahadii wabiga shabeebelle ee dhexe maro magalada Baladweyne.

Fatahaadda ayaa bur bur xooggan u geystay buundooyinka iyo wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Baladweyne.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here