Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xubno isugu jira Xildhibaano iyo Maamulka degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa war ka soo saaray qasaarihii iyo barakicii ka dhashay fatahadihii dhawaan ka dhacay Degmada baar dheere ku waasi oo ay ku naf waayeen 15 qof oo kamid ahaa bulshada maagaladaas waxaana daadkaan ku barakacay sida ay mas uuliyiinta sheegeen in ka badan 15,000 oo Qoys.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.