Maamulka Degmada Afmadow oo ka warbixiyay Xaalada guud ee Dagmada.

0
648

Afmadow(Idaacada Waamo)Dagmada afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose Ayaa Waxaa ay kamid Tahay meelaha Kasoo Kabanaha Burburkii Dalka Soomaray .

waxaana Degmada iyo tuuloyinka u dha-dhow Saamayn Ku yeeshay Cayayaanka Ayaxa oo Ku Habsaday .

Gudoomiyaha Dagmada afmadow  yuusuf Xasan Xuseen ayaa ka warbixiyay xaalada Degmada iyo Deegaanada ku dha-dhaw, waxaa una sheegay in ay ku Guulayseen in ayaxa ay ka Kiciyaan melihii uu ku degay Wuxuuna intaasi ku daray in Degmada Afmadow ay Kajiraan Horumaro kala duwan oo Ku saabsan Dhinacyada Waxbashada Iyo Amniga.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here