Maamulka Degamada Kismaayo oo ka warbixiyay Mashruuca dhismaha wadooyinka Kismaayo

0
71
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose waxaa laga hirgaliyay wadooyin Laami ah ku waas oo dhismahoodu uu mudo socday hadana maraya heer gabogabo ah.
sido kale hareeha wadooyinka Laamiga ah ee la hirgaliyay Kismaayo  ayaa lagu beerayaa dhir loogu talagalay in ay ka qayb qaadato bilicda wadooyinka sida uu sheegay Maamulka Degamada Kismaayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here