Maamulka deegaanka Yoontoy oo codsaday in laga xiro faraha wabiga Jubba fatahaadda ka sameeyo

0
34

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ayadoo dadka ku nool deegaanka Yoontoy ee waqooyiga magaalada Kismaayo ay ka soo kabanayaan saamaayntii ay u gaaysteen  Fatahaadi iyo daadadkii Elnino ee dhacay sanadkii hore ee 2023-kii ayaa dadka beeralayda ah ee deegaankaas ku nool waxaa ay cabsi xoogan ka qabaan in Wabiga Jubba uu fatahaad sameeyo maadama lagu jiro xili robaadka gu’ga

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here