Maamulka Deegaanka Yoontooy oo walaac ka muujiyey wax soo saarka Tacabka beeraha Deegaanka.

0
301
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Waxsoo saarka Beraha waa Mid ay Kutiirsan yihiin Nolosha Dad Badan oo Soomaali ah kuwaa oo Kunool Gobolada Dalka.
Deegaanka Yoontoy oo ay Kunool yihiin Qoysas aad u badan oo ay Noloshooda Ku tiirsan tahay Wax Soo Saarka Beraha ayaa waxaa Markaan Soo Food Saartay Qalab yari iyo Cayayaan Dhibaato Ku hayo Dalagyada ay Berteen Sanadkaan Waxaana ay Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Jubbaland Kacodsadeen In Laga caawiso Helista Qalab Iyo Sunta ay Ku buufin lahaayeen Cayayaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here