Maamulka Deegaanka Yoontooy oo codsaday in xarun Caafimaad loo hergeliyo

0
284

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka yoontooy ee dhaca dhinac waqooyi ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku nool Bulsho  danyar ah,iyagoonan heysanin deegyada asaasiga u ah nolasha,Abuukar Maxamed ayaa Idaacadda Waamo uga warbixiyay adeegyada ugu muihiimsan ee deegaanka uu u bahan yahay in laga caawiyo.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here