Maamulka deegaanka Shabeeleey oo ka hadlay Biyo la’aan soo wajahday

0
62

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Shabeeley oo qiyaastii 30KM dhanka Galbeed kaga Beegan Magalada Kismaayo ayaa waxa ka Jira Xaalado Adag oo Dhanka Nolasha ah Haba ugu Daraato Biyo La’aan Baahsan oo ka Jirta Deegaankaas

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here