Maamulka deegaanka Luglow oo codsaday xarun Caafimaad

0
19

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Luglow ee dhinac waqooyi ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa sameyaya fatahadii Elinino waxaan ku baqrakacay qoysas badan oo barakacayaal ku ah deegaanka.

Bulshada Kunool deegaanka ayaa waxay u bahan yihiin Adeegyada caafimaadka a iyo in laga caawiyo qutul-duuriga nolasha oo ay bahi weyn u qabaan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here