Maamulka Deegaanka Goobweyn oo dalbaday in dib u habayn lagu sameeyo leyrarka Cadceedda

0
27

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka degaanka Goobwayne ee waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay baahiyaha guud ee ka jira deegaankaasi, taas oo ay ugu horayso cilad ku timid leyrarka cadceedda ku shaqeeya oo deegaan iftiin siin jirey kuwaas oo cilad ku timid ka dibna aan helin dayactir.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here