Maamulka Deegaanka Goobweyn oo codsaday in La caawiyo dadka ay Abaaruhu saameeyen

0
148

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buulo-gaduud  ee dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa bulshada halkaas ku nool oo isugu jira beeralay iyo xoola dhaqato  waxaa noloshooda saamaayn ballaaran ku yeeshay abaaraha ka jira Soomaaliya gaar ahaana  deegaanada dowlad goboledka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here