Maamulka deegaanka Fuumo oo kawarbixiyay baahiyaha dhanka Waxbarashada ee ay wajahahayaan

0
5
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarashada carruurtu waa tiir ka mid ah horumarka qaran walba, Waa habka ugu muhiimsan ee lagu dhisayo bulsho aqoon leh, dhaqaale koban iyo hoggaan karti u leh mustaqbalka.
Guddoomiyaha deegaanka Fuumo, Ahmed Qaasim Ahmed ayaa ka warbixiyay xaaladda waxbarasho ee carruurta ku nool deegaankaas, isagoo si gaar ah uga hadlay baahiyaha degdegga ah ee ka jira dhanka waxbarashada.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here