Maamulka deegaanka Dalsan oo codsaday in dadka deegaanka laga taageero hirgelinta xarun caafimaad.

0
322
Kismaayo(Idaacada Waamo)Degaanka Dalsan Qiyastii Kismaayo Ujiro 23 Kiilo Mitir  Kana Mid ah Deganada Dhawaan Sameysmay ayna Kunool Yihiin Kudhawaad 200 Oo Qoys

Dadka Dalsan Kunool Waxey Nolashooda Kutirsan Tahay Xolaha Iyo wax soo saarka  Beeraha Kubaxa Roobka Degaanka Kama Jiraan Gobo Caafimaad Waxana Jirto Baaqyo Ay Horay Uso Jediyeen Dadka Deegaanka OO Ah In Wax Laga Qabto Dhanka Caafimaadka
dadka deeganka Ayaa Diyariyay Dhul Baxad Leh OO Ay Oogu Tala Galeen In Laga Dhiso Xarumo Cafimaad oo u yesho deeganka Dalsan  Balse Waxey Dadka Degaanka ubahan yihiin laga gacan Siiyo Dhismaha Xaruunta Cafimaad Sida Uu Shegay nuur xabib jaamac Gudoomiyaha Deegaanka Dalsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here