Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Ceeldhere ee Maamulka Galmudug ayaa waxa kajira bahiya dhanka Cafimaadka kaas oo bulshada ad ugu bahiqabaan waqtigan Guddoomiyaha deegaanka Ceeldhere , Siciid Cali Shire, iyo Maamulaha Isbitaalka deegaanka, Dr. Sidcumar, oo lahadlay Warbaahinta Ayaa codsi u direen DFS, hay’adaha samafalka, Wasaradda Caafimadka galmudug iyo cid kasta oo ka shaqeysa horumarinta bulshada, iyagoo dalbaday in laga garabsiiyo xoojinta adeegyada caafimaadka ee deegaankaas.
Mowliid Abi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.