Maamulka Deegaanka Cabdalla Biroole oo ka warbixiyay Xaaladda Waxbarasho ee Deegaanka

0
293
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Cabdalla Biiroole waxaa ay qiyaastii u jrtaa degmada Kismaayo 35-km waxayna kaga beegan tahay dhinac galbeed ee magaalada kismaayo.
Iskuulka ku yaalla Deegaanka Cabdalla Biroole ayaa mid ku eg Fasalka Afaraad taas oo ay Ardayda wax ka barta Deegaanada ay u baahan yihiin in loo kordhiyo fasalka iskuulka si’ ay waxbarshada horumar uga garaan.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here