Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buulo Bartiro oo dhaca duleedka Waqooyi ee magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose isla Markaana kamida deegaanada dib u dajinta loogu sameeyay boqolaal qoys oo barakacayaal ah ayaa waxa xiligan kajira baahiyo kala duwan oo dhanka Adeegyada Aas’aasiga.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.