Maamulka Dalada Nabadeeynta Haweenka Degmada Kismaayo oo kawarbixiyay qaabka lagu aas`aasay Dalada

0
46
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dalada Nabadeeynta Haweenka Degmada Kismaayo ayaa kamid ah daladaha ka shaqeeyo arimaha Nabdda kuwaa oo ka dhisan magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka Jubbaland.
Daladda Nabadeeynta Haweenka Degmada Kismaayo waxay jireyn in muddo ah waxayna qabteen haqooyin badan oo ay ugu horeyso u ololeynta Nabadda.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here