Maamulka Dekadda kismaayo oo kawarbixiyay Xoollo la dhoofiyay

0
52

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-In kabadan 30,000 oo kiish oo ah dalaga looyaqaan liin dhanaanta isla markana ka soogo’ay Beeraha gobalka Jubbada hoose iyo 3,000 oo neef oo lo’ ah ayaa maanta laga dhoofiyay dakada wayn ee kismaayo iyada oo loo wado wadamada khaliijka ee Imaraadka iyo Cummaan.

Dhoofinta Liinta iyo Lo’da ayaa waxa goob joog u ahaa maamulka Dekadda kismaayo kan rugta ganacsiga iyo masuuliyn ka socday wasarada Ganacsiga.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here