Maamulka degmada Kismaayo oo wadooyin xirnaa dib u furay

0
54

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka dowlada hoose ee degmada Kismaayo ayaa dib u furtay wado xirnaayd wax ka badan 20 sano taas oo marta Xaafada Guulwade ee Magaalada Kismaayo.

Wadada la furay oo muhiim u ah isku socodka bulshada ayaa la rajaynayaa inay ka mid noqoto wadooyinka laamiga ah  ee degmada Kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here