Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada Hoose ayaa waxa kasocda Mashaariic Kaladuwan kuwaas oo lagu hormarinaya Bilicda iyo Kabiyaasha Bulshada Muhiimka u ah Sida dhismaha Waddooyinka Waxana Meel gebageba maraaya Wijiga Labaad ee dhismaha wadooyinka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.