Maamulka dagmada Kismaayo oo ka digay khatarta ka dhalankarta kaawada dhagax jabinta ee duledka Kismaayo

0
367
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kaawada laga soo guro dhagxaanta lagu dhiso guryaha ee ku taala duleedka Magaalada kismaayo ayaa ah mid ay khatarteedu badantahay  waxaana dhowr jeer oo ay soo duntay ka dhashay khasaare dhimasho iyo mid dhaawac.
Hadaba maamulka dagmada Kismaayo ayaa ka digay Halista ka jirta goobtan oo ah meel ay  maalin kasta  ushaqatagaan dad muruq maalato ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here