Maamulka Degmada Kismaayo oo u digay bulshada deggan Guryaha qadiimiga

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaafadda Calanleey oo kamida Xaafadaha ugu facawayn magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose ayaa waxa ku yaalla Guryo qadiimi ah isla markaana dhisan qaarkood wax kabadan qarni,kuwaas oo uu kamuuqdo dayac farabada islmarkaana halis ku ah dadka kunool oo qarka usaaran inay ku dumaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here