Maamulka dagmada Dhoobleey oo dhagax dhigay Garoon diyaradeed cusub oo dhawaan laga hirgalin doono degmada

0
128

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-mamulaka Degamada Dhobley ayaa waxay dhagax dhigeenย  Garoon cusub oo loo dhisi doona degamada Dhoobleey iyagoo bulshada deeegaanka ay u baahi u qabaan in loo hirgaliyo Garoon cusub oo ay bulshada deegaanka yeelan doonaan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here