Maamulka Cisbitaalka Isha magaalada Baydhabo oo kawarbixiyay Adeegyada Bulshada u siiyo

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ku soo badanaaya xaruumaha caafimaadka oo sida gaarka loo leeyahay ayidoo laga duulaaya baahiyaha caafimaadka ee ka jira degaanada konfur galbeed soomaliya si bulshada ay u helaan adeegyo caafimaad oo tayo leh.

Isbitaalka isha ee magalada baydhabo ayaa ka mid ah xaruumaha caafimaad ee dhowaan laga hirgeliyey magalada baydhabo kaasi oo ay keenen qaar ka mid ah ganacasatada degaanada koonfur galbeed ka soo jeeda waxaana uu bixiyaa adeegyada caafimaadka intooda badan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here