Maamulka Cadaado oo bulshada ka codsaday in gurmad lala gaaro Qoysas barakac ku ah degmadaas.

0
225
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiye ku xigeenka Degmada Cadaado Cabdi xakiin Axmed Cali iyo qaar ka mdi ah Agaasime waaxeedyada maamulka Degmada oo maanta kormeerayย  barakacayaasha ku jiro xirooyinka barakaca ah ee ku yaallo Degmada Cadaado ayaa sheegay in loo baahanyahay in gurmad lala gaaro Qoysasย  barakac ku ah degmadaasi oo xiligaan u baahan caawimaad xooggan.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here