Maamulka Cabdalla-Biroole oo ka warbixiyay Adeegyo ay Dowladda ka hirgelisay Deegaanka

0
57

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Cabdalla-biroole oo dhaca Galbeedka magaalada Kismaayo ayaa waxaa mudooyinkii u dambeeyay laga dareemayay hormarro kala duwan oo ka hana-qaaday Deegaanka.

Guddoomiyaha Deegaanka Cabdalla-biroole Mukhtaar Axmed Maxamed ayaa ka warbixiyay adeegyada ay dowlada goboleedka Jubbaland ka hirgilisay deegaanka, barakacayaasha soo gaaray ilaa haatan Deegaanka iyo waxyaabaha ay u qabteen.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here