Maamule  kuxigeenka  jamcada Plasma faraceeda kismayo oo kawar bixiyay kuliyadaha ay Jamacadu.

0
375
Kismaayo(Waamo Radio)Jamacada Plasma waxa ay kamid tahay jamacadaha ay tayadoda wax barsho ay wanagsantahay ee Dalka kajira sida ay shegeen mamulka jamacadu  waxayna bixisa kuliyado kala duwan kuwaas oomuhiim u ah ardayda dhiganaya Heerarka kala duwan ee jamacadaha .
Maamule kuxigeen jamacda faradeeca kismaayo Faarax Aadan ayaa sharaxaad kabixiyay Kuliyadaha  jamacadu bixiso waxa una dhalinyarada usoo jediyay inay aminaan   tayada Waxbarashada dalka  kana faaidaysan qayradka dalkena.
Dhinaca kale waxa uu shegay in xiliyada fasaxa ay mamulka iyo ardayda jamacadu sameyaan Wacyi galin kusaabsan arimaha bulshada.

Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Xamdi Maxamed Yaasiin. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here