Maamulaha shirkada biyaha Jubba oo ka warbixiyey dadaalada ay wado shirkadu

0
303

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka Dowlada goboleedka Jubbaland waxaa ka howlgalo labo shirkadood oo biya siisa bulshada kuwaas oo kala ah Shibkada biyaha ee Caafi iyo Shirkada biyaha ee Jubba.

Maamulaha shirkada biyaha Jubba ayaa ka dhawaajiyey in Sanadada soo socdo magaalada kismaayo guud ahaan ay heli doonto biyo ku filan iyadoona uu Sheegay iney wadaan dadaalo badan oo sare ay ugu qaadayaan biyaha magaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here