Maamulaha Machadka Caafimadka Jubbaland Medical Training College oo ka warbixiyay shaqada xarunta

0
81
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jubbaland, Medical Training College waxa uu kamid yahay macahida lagubarta cafimadka qebihisa kala duwan sida sheey baarka iyo umulisada waxana goobtan wax kabarta ardey iskugu jirta wiilal iyo gabdha kuwaas oo shegay in ay ka goantahay barashada qeeybaha kala duwan ee cafimaadka.
Qaar kamida ardeyda wax wax kabarta xarunta  Jubbaland, Medical Training College  ayaa noga warbixiyay qeybaha cafimaadka ee halkan ay kabartaan.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here