Maamulaha Isbitaalka Weyn ee magaalada Kismaayo oo ka warbixiyay baahiyaha Isbitaalka

0
105
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka Weyn ee magaalada Kismaayo waa Isbitaalka kaliya ee ku yaalo magaalada kismaayo kaas oo bixiya adeeg lavag la.aan ah, waxaana Isbitaalka gacanta ku haya Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada.
Isbitaalka ayaa wuxuu yahay mid ay udhameystitan yihiin adeegyadii caafimaad ee uu ubaahna bukaanka, qaliinada, sheybaarka, cumputer-ka, iyo adeegyo kale oo intaas ka badan oo uu isbaalka siiyo bulsho weynta kunool magaalada  iyo nawaaxigeeda.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here