Maamulaha Guud ee Isbtitaalka Bayaan ayaa sharaxay dhibaatada uu leeyahay Cagaarshowga

0
7
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cagaarshowgu waa cudur ay keento caabuq fayras ah oo ku dhaca beerka. Waxaa jira dhowr nooc oo cagaarshow ah: Hepatitis A, B, C, D, iyo E, waxaana kala qaadkoodu ku xiran yahay nooca fayraska. Soomaaliya waxaa si gaar ah u saameeya cudurada Hepatitis B iyo Hepatitis C, kuwaas oo si tartiib ah u dhaawaca beerka haddii aan la daweyn.
Maamulaha Guud ee Isbtitaalka Bayaan ahna dhaqtarka Cudurada guud ee Isbitaalka Dr Yuusuf Mahamed Cumar ayaa kawarbixiyay Dhibaatada uu leeyahay Cudurka Cagaarshowga.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here