Maalmaha Nasashada oo mashquul badan laga dareemayo Xeebaha Kismaayo

0
26

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maaalmaha jimcaha iyo Khamiista oo inta badan ah maalmo laga nastoo goobaha waxbarashada iyo sidoo kale shaqadaya ayaa inta badan bulshada kunool magaalada kismaayo waxay nasiino u tagaan xeebaha ka laduwan ee magalada si ay wakhti ugu soo qataan isla markaana ay ugusoo damaashadaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here