Maalinta Takoorka Aduunka oo dunida laga xusaya

0
288

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Takoorku waa fogeyn, karantiil, dullayn, yasid iyo xaqirid dad ama qof lagu xad gudbo dadnimadiisa  iyo karaamadiisa, iyadoo lagu takoorayo caafimaadkiisa ama isirkiisa (qoladiisa)Takoorku waa dulayn iyo karaamo-dil qofka cirdigiisii iyo sharaftiisii hoos loo dhigo, lagana duudsiyo xuquuqdii uu bulshada ku dhex lahaa.

Hadabo 1-bisha Maarso Oo maanta ku Beegan Tahay ayaa Dunida inteeda badan waxaa Laga xusayaa Maalinka takoorka Aduunka
Maalinta Takoorka Aduunka waa Maalin Dadka La Takooray loo Asteeyey oo Dunida Laga xuso Dadkaasi Ayaa Muujiya Iney Dadka Kamid Yihiin oo Takoorka Laga Daayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here