Maalinta Sayniska Adduunka ee Nabadda iyo Horumarinta oo Dunida Loga Dabaal Dagay.

0
314
Maalinta Sayniska Adduunka ee Nabadda iyo Horumarinta waxaa aasaasay UNESCO 2001, ujeedooyinka Maalinta Sayniska Adduunka ee Nabadda iyo Horumarinta (WSDPD) Si loo xoojiyo wacyiga dadweynaha ee doorka sayniska ee bulshooyinka nabada iyo waarta iyo midnimada qaranka iyo kuwa caalamiga ah ee sayniska.
Waxaa maanta oo kale loo dabaal-degaa 10-ka Noofambar, Maalinta Sayniska Adduunka ee Nabadda iyo Horumarinta waxaana lagu muujiyaa doorka muhiimka ah ee sayniska ee bulshada iyo baahida loo qabo in dadweynaha laga qaybgeliyo doodaha ku saabsan arrimaha sayniska ee soo baxaya. Waxa kale oo ay hoosta ka xariiqday muhiimadda cilmigu u leeyahay nolol maalmeedkeena.
Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here